Dagaal Xoogan oo dhax maray ciidamada Dowladda iyo Al Shabaab & Odawaa oo ka hadlay

Dagaal xooggan oo u dhaxeeyay ciidamo katirsan milatariga Soomaaliya oo garab ka helayay maleeshiyada macawiisley ah iyo dagaalyahanada Al Shabaab ayaa ka dhacay deegaanka Qabdho oo hoostaga degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan. Ciidamada Milatariga iyo kuwa maleeshiyaadka la socday ayaa weerar ku qaaday deegaanka Qabdho ay joogeen dagaalyahano katirsan Al Shabaab , waxaana halkaasi ka … Continue reading Dagaal Xoogan oo dhax maray ciidamada Dowladda iyo Al Shabaab & Odawaa oo ka hadlay